Dhacdooyinka bulshada iyo kalandarka halkan guji

Si joogto ah, ururku waxa uu u qabanqaabiyaa kulamo iyo tamashleyn ay deenishka iyo qaxootiga ku wada raaxaysan karaan waayo-aragnimada wanaagsan.

12ka Noofambar 2022, LINK ayaa sidaa abaabushay dhacdo,

dhadhaminta adduunka', halkaasoo kooxo qaxoontiga ee ka kala yimid Ukraine, Suuriya, Kurdistan, Falastiin iyo Soomaaliya ay soo bandhigay cuntoyin dalalkooda ah. Dad fara badan oo deenish ah ayaa soo booqday dhacdada, halkaas oo LINK si dabiiciga ah sidoo kale u soo jiidatay hawlaha ururka.


Axadii 1da oktoobar waxa aanu safar ku tagnay Århus, waxaan istaagnayEjer Bavnehøj, halkaas oo aanu ku cabnayqaxwaha iyo casiirka op u nuugu deeqayBrugsen iyo rootiga oo uu nuugu deeqaaLangegades Bager. Ka dib safarku waxa uu aaday magaaladii hore ee Aarhus, halkaas oo qof kastaa uu ka helay nolol suuq ah oo waagii hore ah. Maalintii waxay ku dhammaatay saacado kooban magaalada Aarhus, halkaas oo ay ka jirtay fursad ah in lagu wareego oo wax lagacuno.


2023 Smag på verden (2)
2023 Smag på verden (2)
2023 Smag på verden
2023 Smag på verden
Ejer Bavnehøj 1
Ejer Bavnehøj 1
Ejer Bavnehøj 2
Ejer Bavnehøj 2
Ejer Bavnehøj 3
Ejer Bavnehøj 3
Den Gamle By 1
Den Gamle By 1
Den Gamle By 2
Den Gamle By 2
Den Gamle By 3
Den Gamle By 3
Den Gamle By 4
Den Gamle By 4
Den Gamle By 5
Den Gamle By 5